Akhriye waa shirkad gudbisa buugaag maqal ah. App-kani waxaad ka heli kartaa buugaag maqal iyo akhris oo af Soomaali ah, kuwaasoo ka kooban qeybaha kala duwan ee cilmiga, sida buugaagta Waxbarashada, Dhiiragelinta, Ganacsiga, Caafimaadka, Taariikhda, Sheekooyinka, Taariikh nololeedka, Aqoon guud iwa.
Akhriye App; Waa Tayeeyaha Tacliinta Soomaaliya, haqabtiraha baahida aqooneed, kaabaha wax akhriska iyo kobcinta garaadka. Ku xidhnow oo wehel ka dhigo goorwaliba iyo goob walibood joogto.